Welcome to Jekyll!
Waxaa lagu taliyay in toddobo xaraf oo af Soomaaliga ka mid ah la labanlaabo. Waxayna kala yihiin: d g n m b l r.
Balse qoraallo badan oo waxaa jiro ay dadka si qaldan u qoraan.
Maqaalkan waxaan rabaa in aan ku bayaamiyo xaaladaha ay dadka qaar shakin karaan iyo iska saari karaan shakiga.
Labanlaabka d
Ereyada xarafka