less than 1 minute read

Waxaa lagu taliyay in toddobo xaraf oo af Soomaaliga ka mid ah la labanlaabo. Waxayna kala yihiin: d g n m b l r.

Balse qoraallo badi la qoro waxaa ku badan qaladka.Maqaalkan waxaan rabaa in aan ku bayaamiyo xaaladaha ay dadka qaar shakin karaan iyo sida ay iskaga saari karaan shakiga.

Labanlaabka xarafka <d>

Ereyada xarafka <d> ku dhammaada haddii ay raacayaan dibkabe, ha aheedeen mid naxweed ama mid ereyabuureed oo ku bilowda codka ama xarafka d ama t waa in la labanlaabo. Tusaale

irid + ta = iridda

irid + tayda = iriddayda

irid + tiisa = iriddayda

Sidoo kale iriddaada, iriddeena, iriddooda, iriddiina iwm.

Labanlaabka xarafka <g>

Labanlaabka n

Labanlaabka m

Labanlaabka b

Labanlaabka l

Labanlaabka r

Labanlaabka shaqal ka hor

Labanlaabka ku wadarayta -o iyo ereyada ku dhamaada b, r, l